Khamiis, Maarso 13, 2025 ee 2:23:09 GD
Khubaradu waxay sheegayaan in iminka ay carruurtu si sahlan u heli karaan waxyaabaha galmada la xiriira ee Internetka laga helo, waxayna talooyin u soo jeedinayaan waalidiinta
Khamiis, Maarso 13, 2025 ee 1:20:42 GD
Mas'uulkan ayaa sidoo kale xilal ka soo qabtay dalkiisa, iyo xiriirrada CAF iyo CECAFA, wuxuuna sheegay inuu Afrikada bari ku matalayo FIFA
Dagaalkii canshuuraha ee Donald Trump oo xarga-goostay xilli laga cabsi qabo in dhaqaalaha dunidu dhulka galo
__
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee maanta
Khamiis, Maarso 13, 2025 ee 9:56:29 GH
Cilmi-baadhistan, oo lagu sameeyay lammaane ku nool Poland, waxaa lagu soo bandhigi doonaa shirweynaha Yurub ee Cayilka, kaas oo ka dhici doona Spain bisha May.
Khamiis, Maarso 13, 2025 ee 6:34:37 GH
Soonka bisha Ramadaan ayaa ka mid ah cibaadooyinka aasaasiga ah ee Islaamka, waana waajib Alle barakeeyay oo dhaca sanadkii mar.
Khamiis, Maarso 13, 2025 ee 5:26:18 GH
Mas'uuliyiin ka socda Maraykanka ayaa u ambabaxaya Ruushka si ay uga wadahadlaan xabbad-joojin suurtagal ah oo laga gaadho dagaalka Ukraine, sida uu sheegay Madaxweyne Donald Trump.
Nin lagu waayey 20 sano ka hor meel tareenka laga raaco oo ay dadku ku naxeen markii uu dib u soo muuqday
Arbaco, Maarso 12, 2025 ee 4:25:51 GD
Ninkaas waxa uu iminka ku nool yahay guri dadka waayeelka lagu hayo, iyada oo Mas'uuliyiinta gobolkuna ay ku dadaalayaan sidii uu u heli lahaa qoyskiisa
Arbaco, Maarso 12, 2025 ee 1:30:19 GD
Cashuurtan oo ah lacag dhan 5% oo hore looga qaadi jiray goobo ganacsi oo cayiman, ayaa go'aan ay soo saartay Xukuumaddu ku sheegtay in ay ku balaadhisay ururinta cashuurtaas oo lagu kordhiyey adeegyo cusub oo aan hore loo canshuuri jirin
Arbaco, Maarso 12, 2025 ee 12:29:11 GD
Labadan dal waxay isku dayayaan inay helaan sumcad caalami ah iyo saameyn ballaadhan oo ay ku yeeshaan siyaasadda dunida. Waxa ay sidoo kale doonayaan in loo arko dowlado awood badan leh oo xal u heli kara khilaafaadka caalamiga ah.
Arbaco, Maarso 12, 2025 ee 8:43:48 GH
Congo oo macdan la ciirciireysa balse u jabeysa fallaagada, waxay dowladdu dooneysaa inay xoojiso amnigeeda.
__
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee maanta
Arbaco, Maarso 12, 2025 ee 4:44:15 GH
Trump wuxuu intaas ku daray inuu diyaar u yahay inuu mar kale casuumo Zelensky si uu ugu soo laabto Washington.
Maxaa ka soo kordhay weerarkii Al Shabaab ay ku qaadeen hotel ku yaalla Beledweyne, yaase ku dhintay
Talaado, Maarso 11, 2025 ee 5:47:03 GD
Ilaa hadda wax badan lagama oga khasaaraha dhabta ah ee halkaa ka dhacay maadaama uu dagaal weli ka socdo gudaha hoteelka, laakinse inta la hubo ayaa ah in ay ilaa 10 qof ay ku dhinteen, kuwaasoo ah dadkii ku jiray gudaha hoteelka, oo nabadoonno ay ka mid yihiin
Talaado, Maarso 11, 2025 ee 5:01:04 GD
Ra'iisul wasaaraha Israa'iil iyo Wasiirka Gaashaandhigga ayaa u magacaabay taliyaha guud ee ciidamada IDF, isagoo bedelaya Herzi Halevi oo xilka iska casilay bishii Janaayo ee sanadkan
Wasiirka Gaashaandhiga oo ka hadlay dagaalka Alshabaab, doorka duqeymaha Itoobiya iyo dagaalka Calmiskaad
Talaado, Maarso 11, 2025 ee 3:37:44 GD
"Fursadaha Al Shabaab iyaga ayaa nala soo doontay, jab aad u weyna waan ku gaarsiinay, hogaamiyeyaal badan oo heerarka dhexe ah, iyo boqolaal dagaallamena waa looga dilay" ayuu yiri Cabdulqaadir Maxamed Nuur.
Talaado, Maarso 11, 2025 ee 9:45:17 GH
Dhacdadan ayaa dood kulul ka dhalisay baraha bulshada, iyadoo dad badan oo Hindi ah ay ku miisaameen hab-dhaqanka suuliga ee diyaaradda.
Talaado, Maarso 11, 2025 ee 7:26:31 GH
Ramadaanka sanadkan ayaa kusoo aaday xilliyada kuleylaha, oo meelaha qaar laga soomo saacado badan.
__
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee maanta
Talaado, Maarso 11, 2025 ee 4:59:02 GH
Saraakiisha Mareykanka ayaa dhowr jeer ku celiyay in muhaajiriinta aan diwaan-gashaneyn ee dalka ay isaga tagaan si iskood ah, beddelkii la xiri lahaa oo la tarxiili lahaa.
Isniin, Maarso 10, 2025 ee 5:04:17 GD
Isagoo ilmada iska celinaya, Okuku Prince oo 22-jir qashinka aruuriya ayaa dib u xasuustay markii saaxiibkiis ay is jeclaayeen meydkiisa laga helay qashin aad u weyn oo ku yaal caasimadda Uganda ee Kampala.
Jimco, Janaayo 31, 2025 ee 3:46:24 GH
Israa'iil waxay sheegtay in Deif uu ka mid ahaa dadkii mas'uulka ka ahaa qorsheynta weerarradii 7-dii Oktoobar ee koonfurta Israa'iil oo ay ku dhinteen 1,200 oo qof, 251 kalena ay afduub ahaan ugu qabsadeen.
__
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC-da
__
Ku soo dhawaada tabinteenna tooska ah ee maanta
Axad, Juun 16, 2024 ee 3:46:53 GH
Dilka sideedda askari ayaa ah dhacdadii ugu darnayd ee ciidamada Israa’iil l ay kala kulmaan marinka Qasa tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan.
Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galagduud iyo sida hadda xaaladdu tahay
Arbaco, Maayo 29, 2024 ee 5:46:45 GH
Kusoo dhawaada tebinteenna tooska oo aad ka heli kartaan wararkii ugu dambeeyay.
Khamiis, Maarso 14, 2024 ee 4:56:50 GD
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Jimco, Diseembar 15, 2023 ee 5:03:33 GH
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Isniin, Noofeembar 20, 2023 ee 8:34:20 GH
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Isniin, Noofeembar 13, 2023 ee 5:00:55 GD
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Khamiis, Noofeembar 9, 2023 ee 3:51:30 GD
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Isniin, Noofeembar 13, 2023 ee 7:20:36 GH
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Arbaco, Noofeembar 8, 2023 ee 8:27:39 GH
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
Khamiis, Noofeembar 9, 2023 ee 3:51:30 GD
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Talaado, Noofeembar 7, 2023 ee 5:24:40 GD
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Jimco, Oktoobar 20, 2023 ee 5:20:00 GH
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen
Axad, Oktoobar 8, 2023 ee 4:07:25 GH
Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.
Janaraalkii hogaaminayay ciidamada ilaalinta nukliyeerka Ruushka oo lagu dilay qarax ka dhacay Moscow
__
Ku soo dhawaada tebinteenna tooska ah ee maanta
__
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC-da
Arbaco, Maarso 12, 2025 ee 2:59:30 GD
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Talaado, Maarso 11, 2025 ee 2:59:30 GD
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Isniin, Maarso 10, 2025 ee 2:59:30 GD
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Jimco, Maarso 7, 2025 ee 2:59:30 GD
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Khamiis, Maarso 13, 2025 ee 4:29:00 GH
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Arbaco, Maarso 12, 2025 ee 4:29:00 GH
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Talaado, Maarso 11, 2025 ee 4:29:00 GH
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Isniin, Maarso 10, 2025 ee 4:29:00 GH
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.